Maxay tahay Caqabadda hortaagan Siyaasadda Dalka Soomaaliya?
30/06/2011 14:15
Hordhaca siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga iftiinsan karaa in uu
ku socdo xaalad aad u murugsan oo cabsi iyo uur ku taallo leh, sababtuna ay
tahay dagaallada iyo dhiigga qubanaya, gaajada , abaaraha, cudurada ,barakaca,
tahriibka, tarxiilka, qaxa iyo qaxootinimada,...