Dhacdooyinka Aduunka

dhacdo Cajiiba

18/07/2011 11:59
 Lamaane Si’aad ah isku Jeclaa, Misa-na Si’layaab Leh Ku Kala Tagay (Qiso Naxdin Leh Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed oo is-cashaaqay balse si layaab leh ku kala tagay. Hadaba lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala...

3-jir-u-dhashay-dalka-jordan-oo-ku-dhashay-isagoon-laheyn-gacmo-daawo-sawiro

18/07/2011 11:35
 Ilaahay awoodiisa maalin walba waxaa la arkaa dhaco cajaa’ib ah taa oo dadka oo dhan ka yaabisa waxaana dhacdadaan ay tahay mid dadka reer Jordan xiligii uu dhalanay wiilkaas ay la yaabanaayeen balse ma dhicin sida ay u maleynayeeen dadka qaarkood. Awood Alle wiilka maanta waa mid wax walba...

qalab-laga-sameeyay-dahab-oo-lagu-soo-bandhigay-suuqa-caalamiga-daawo-sawiro

17/07/2011 11:02
 nkastoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay jireen Tartan xoogan oo u dhaxeeya shirkadaha soo saara qalabka ee ku aadan sidii loo kala kaxeysan lahaa macaamiisha ayaa waxaa haatan suuqa caalamiga ah ee Dubai lagu soo bandhigay agab ka duwan kuwii horay loo arki jiray. Gawaari, Sariiro, qalabka...

haweenka-maseyra-oo-xal-loo-helay-warbixin.

17/07/2011 10:44
 Daraasad Dhawaan la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday laguna xaqiijiyay waxyaabaha keena in xaaskaaga ay kaa xanaaqdo ama ay kaa carooto xili walbo hadaba aqristoow daraasada ayaa waxa laga soo saaray shan qodob oo keena in mar walbo ay kaa xanaaqdo xaaskaga. 1.In aad lumido dareenka...

haweenka-soomaalida-ah-ee-ku-dhaqan-dalalka-yurub-oo-la-soo-baxay-farsamooyin-horle-warbixin.

17/07/2011 10:40
   Maxamuud Xashi waxa uu ka midyahay dhalinyarada Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Sweden halkaasi oo ay iyana ay ku noolyihiin Soomaali badan waxa uuna iiga sheekeeyay xaalkada Soomaalida ee halkaasi ku dhaqan ayadoona uu ka muujiyay rajo wanaag mustaqabka iyo waliba hormarka Soomaalida...