3-jir-u-dhashay-dalka-jordan-oo-ku-dhashay-isagoon-laheyn-gacmo-daawo-sawiro

18/07/2011 11:35

 Ilaahay awoodiisa maalin walba waxaa la arkaa dhaco cajaa’ib ah taa oo dadka oo dhan ka yaabisa waxaana dhacdadaan ay tahay mid dadka reer Jordan xiligii uu dhalanay wiilkaas ay la yaabanaayeen balse ma dhicin sida ay u maleynayeeen dadka qaarkood.

Awood Alle wiilka maanta waa mid wax walba qabsan kara isagoo adeegsanaya lugihiisa taa awood u yeeshay in uu ku noolaado noloshaas mudo 3-sana ah.

Waalidiinta wiilkaasi oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin nolosha wiilkooda xiligaan ayadoona ay ogyihiin in uusan u dhameyn wax badan balse ay ku qanacsanyihiin amarka Alle.