Qodobadii jacaylka ee lamaanaha

Qodobadii jacaylka ee lamaanaha

 Waa mar kale iyo xikamadihii jaceylka ahaa ee aad aalaaba nooga barateen inaan isbuuciiba hal mar aan fariin qoraal ah idinku soo gaarsiiino.

Su’aalo kooban ayaan usoo bandhigayaa dhamaan aqristayaasheena sharafta leh. Su’aalahaas oo ku saabsan jaceylka, maadaama eraygii jaceyl ahaa si dhalan rogan loo isticmaalo ayaa maskaxdeyda ku dhalatay su’aaalahan aad jawaabteeda halka hoose ee loogu tala galay in uu qofku rayigiisa uu ka dhiibanayo su’aalaha ku qoro.
1. Adooo erayga jaceyl baran macnihiisana kaa dhaadhicin qof majeclaan kartaaa?
2. Waa maxay farqiga udhaxeeya erayga jaceyl & erayga caashaq?
Halkaan hoose uga bogo qodobada todobaadkan.
1. Waqtigu haduu kubado inaad i illowdo anigu waqtigu wuxuu ibadaa inaan jaceyl xad dhaaf ah sii dareemo, weliba kasii adag kii hore.
2. Erayga jaceyl waa weedh ama luqad qof weliba ku dhawaaqi karo si sahal ah, balse sida dhabta ah ee adag waxaa dareemo oo keliya qalbiga.
3. Jaceylkaad igu abuurtay xoogiisa keliya wadnaheyga jeexbaa fuqay, tolloow maqa fiifin doontaa qeybta kale, si aysan ufuqin, waayo waxaan ku dhawahay in wadnaha shaqada uu joojiyo.
4. Jaceylku waa waxa dunida ugu qaalisan, haddana wax bil ah maqaadanayo, laalluushna kaama yeelayo, dhaqtarna kaama aqbalayo, waayahee maxaan ku daaweeyaa hadaad iga fogaatay xabiibi.
5. Waxa aan dareemayaaa kelinimo adiga la’aantaa, waxa aan dareemayaaa waqtigu in uu saaid udheeryahay adiga la’aantaa, waxa aan dareemayaaa dunida in aysan iimaceyn adiga la’aantaa, adigoo intaa iyo inkaleba ii og maxaad iiga fogaatay.
6.Hadii aad inacday igu toogo fallaar, laakiin maahan wadnaha meesha aad iga tooganaysaa, waayo meeshaas adigaaa kunool weligaana waad ku dhex noolaan dooontaa wadnaheyga intuu shaqeynayo.
7. Lamaanev waxa aad ibartay sida jaceyl loo sameeyo iyo sida aan si xad dhaaf ah kugu jeclaado, laakiin ma aadan ibarin si loo joojiyo jaceylkaad abuurtay.
8. Hadii aad jeceshahay in aan ku xasuusto markasta waa in aad igu beerta waxaan kugu ilaabi karin. Sida ubaxu biyaha uga maarmin ayaan aniguna kaaga maarmin adiga.