qalab-laga-sameeyay-dahab-oo-lagu-soo-bandhigay-suuqa-caalamiga-daawo-sawiro

17/07/2011 11:02

 nkastoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay jireen Tartan xoogan oo u dhaxeeya shirkadaha soo saara qalabka ee ku aadan sidii loo kala kaxeysan lahaa macaamiisha ayaa waxaa haatan suuqa caalamiga ah ee Dubai lagu soo bandhigay agab ka duwan kuwii horay loo arki jiray.

Gawaari, Sariiro, qalabka computer-ka ayaa ka mid ahaa waxa lagu soo bandhigay suuqa ayadoona dadka caalamka haatan ay yaab galiyaan qalabkaan cusub ee laga sameeyay Dahabka.

Waan layaabay markaan arkay balse waxaa iigala sii yaab badnaa markaan maqlay nin u dhashay Imaaradka carabta uu gatay Sariir Dahab ah oo ka mid ahaa kuwii halkaasi lagu soo bandhigay.

DAAWO SAWIRO