News

Saadaasha iyo Sahanka Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya.

30/06/2011 14:10
Hordhaca taariikheed ee siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka muuqanaya halgankii ururkii S.Y.L kaasoo hormood u ahaa xornimada dalka Soomaaliya iyo kuwii ka horeeyey ee la dagaalamayey gumeystayaasha reer galbeedka ee dalka Soomaaliya gumaysanayey taariikhdu marna ma iloobayso ururkii...

Saraaakiisha amniga Puntlnad oo ka warbixiyey hub ay ku qabteen koontroolka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal

30/06/2011 03:27
 Saraakiil ka tirsan ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa ka warbixiyey shixnad hub ah oo shalay gelinkii dambe ay gacanta ku dhigeen kaasoo la doonayey in geliyo gudaha magaalada Garowe oo xarun u ah maamulka Puntland. Saciid Aadan San-dheere oo ah taliyaha ciidamada Puntland ee Degmada...

Wadanka Giriiga oo isla Qiiqay iyo Dalalka Midawga Yurub oo ka qeeyliyey Musumaasuqa dalka Giriiga (Halkaan ka Daawo Dagaal Saf balaan ah oo u dhexeeya Shacabka dalka & Ciidamada Amniga).

30/06/2011 03:26
 Xaalada dalka Giriiga ayaa gaartay heerkii ugu xumeed ebid ka dib Dhaqaalo xumadii iyo Fadeexadii qabsaday Daawlada dalkaas. Fadeexadaan ayaa wexeey tahay waxa loo yaqaan dadka Duqoobay ama goor hore Geeriyooday oo Lacagihii eey xaqa u lahaayeen Xiliyadii eey shaqeen jireen oo dad kale eey...