Article archive

Maxay tahay Caqabadda hortaagan Siyaasadda Dalka Soomaaliya?

30/06/2011 14:15
  Hordhaca siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa laga iftiinsan karaa in uu ku socdo xaalad aad u murugsan oo cabsi iyo uur ku taallo leh, sababtuna ay tahay dagaallada iyo dhiigga qubanaya, gaajada , abaaraha, cudurada ,barakaca, tahriibka, tarxiilka,  qaxa iyo qaxootinimada,...

Saadaasha iyo Sahanka Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya.

30/06/2011 14:10
Hordhaca taariikheed ee siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka muuqanaya halgankii ururkii S.Y.L kaasoo hormood u ahaa xornimada dalka Soomaaliya iyo kuwii ka horeeyey ee la dagaalamayey gumeystayaasha reer galbeedka ee dalka Soomaaliya gumaysanayey taariikhdu marna ma iloobayso ururkii...

Maqaal xiiso badan

30/06/2011 13:46
  DARUURTA IYO ROOBKA NOO DA'AYBAAN DADKAYOW UDABAAL DAGAYNAA‏ SUNDAY, 18 JULY 2010 16:23       Heshiisyada   nabadeed iyo isbadalada ka socda dawlad deegaanka soomaalida waa kuwo rajo ku beeraya muwaadinkasta oo ka soo jeeda dhulkaasi, waa wax lagu farxo in...

New event

30/06/2011 09:38
This is a sample event description. You can edit this description as you wish or remove the entire event.

Saraaakiisha amniga Puntlnad oo ka warbixiyey hub ay ku qabteen koontroolka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal

30/06/2011 03:27
 Saraakiil ka tirsan ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa ka warbixiyey shixnad hub ah oo shalay gelinkii dambe ay gacanta ku dhigeen kaasoo la doonayey in geliyo gudaha magaalada Garowe oo xarun u ah maamulka Puntland. Saciid Aadan San-dheere oo ah taliyaha ciidamada Puntland ee Degmada...

Wadanka Giriiga oo isla Qiiqay iyo Dalalka Midawga Yurub oo ka qeeyliyey Musumaasuqa dalka Giriiga (Halkaan ka Daawo Dagaal Saf balaan ah oo u dhexeeya Shacabka dalka & Ciidamada Amniga).

30/06/2011 03:26
 Xaalada dalka Giriiga ayaa gaartay heerkii ugu xumeed ebid ka dib Dhaqaalo xumadii iyo Fadeexadii qabsaday Daawlada dalkaas. Fadeexadaan ayaa wexeey tahay waxa loo yaqaan dadka Duqoobay ama goor hore Geeriyooday oo Lacagihii eey xaqa u lahaayeen Xiliyadii eey shaqeen jireen oo dad kale eey...
Items: 11 - 16 of 16
<< 1 | 2