Article archive

dhacdo Cajiiba

18/07/2011 11:59
 Lamaane Si’aad ah isku Jeclaa, Misa-na Si’layaab Leh Ku Kala Tagay (Qiso Naxdin Leh Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed oo is-cashaaqay balse si layaab leh ku kala tagay. Hadaba lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala...

3-jir-u-dhashay-dalka-jordan-oo-ku-dhashay-isagoon-laheyn-gacmo-daawo-sawiro

18/07/2011 11:35
 Ilaahay awoodiisa maalin walba waxaa la arkaa dhaco cajaa’ib ah taa oo dadka oo dhan ka yaabisa waxaana dhacdadaan ay tahay mid dadka reer Jordan xiligii uu dhalanay wiilkaas ay la yaabanaayeen balse ma dhicin sida ay u maleynayeeen dadka qaarkood. Awood Alle wiilka maanta waa mid wax walba...

qalab-laga-sameeyay-dahab-oo-lagu-soo-bandhigay-suuqa-caalamiga-daawo-sawiro

17/07/2011 11:02
 nkastoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay jireen Tartan xoogan oo u dhaxeeya shirkadaha soo saara qalabka ee ku aadan sidii loo kala kaxeysan lahaa macaamiisha ayaa waxaa haatan suuqa caalamiga ah ee Dubai lagu soo bandhigay agab ka duwan kuwii horay loo arki jiray. Gawaari, Sariiro, qalabka...

haweenka-maseyra-oo-xal-loo-helay-warbixin.

17/07/2011 10:44
 Daraasad Dhawaan la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday laguna xaqiijiyay waxyaabaha keena in xaaskaaga ay kaa xanaaqdo ama ay kaa carooto xili walbo hadaba aqristoow daraasada ayaa waxa laga soo saaray shan qodob oo keena in mar walbo ay kaa xanaaqdo xaaskaga. 1.In aad lumido dareenka...

haweenka-soomaalida-ah-ee-ku-dhaqan-dalalka-yurub-oo-la-soo-baxay-farsamooyin-horle-warbixin.

17/07/2011 10:40
   Maxamuud Xashi waxa uu ka midyahay dhalinyarada Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Sweden halkaasi oo ay iyana ay ku noolyihiin Soomaali badan waxa uuna iiga sheekeeyay xaalkada Soomaalida ee halkaasi ku dhaqan ayadoona uu ka muujiyay rajo wanaag mustaqabka iyo waliba hormarka Soomaalida...

YAA DARAN.

04/07/2011 14:49
Nin ayaa wuxuu u tagay dhaqtar wuxuuna ka codsaday inuu raaci si u wax uga qabto xaaskiisa oo xanuusan,   isagoo sidoo kale  u sheegay dhaqtarka in xaaskiisu waalan tahay. Dhaqtarkii ayaa ku yiri " sideed ku ogtahay inay  xaaskaagu waalan tahay?" Ninkii ayaa yiri " waxay...

JUX IYO NIN XAMAALI AH.

04/07/2011 14:46
Juxa ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo aaday suuqa  si uu u soo iibsado kiish bur ah,  markuu iibsaday kiishkii burka ahaa ayaa wuxuu u yeertay xamaali si uu ugu geeyo gurigiisa .  Juxa markay isi sii raaceen ninkii xamaaliga ahaa,  ayaa waxay soo dhex-mareen meel suuq...

Cafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaheedu ay u baahanyihiin.!

03/07/2011 14:23
 Walaalayaal kulanti wacan oo wanaagsan, waxa mahad mudan ilaaha ina abuuray ee inaga abuuray abuuris tii ugu wacnayd, inana siiyey nimcooyin aad u fara badan . Waxaan jecelahay inaan ka hadlo, waa maxay cafimaadka ay u baahantahay hooyada uurka lehi, iyo ilmaheeduba? hadii ilaahay inagu...

HABEEN IYO MAANLIN

02/07/2011 14:39
Laba nin oo tuugo ah ayaa usoo dhacay goor habeen ah guri uu lahaa nin isagun tuug wayn ah, laakiinse iyaguse aysan aqoonin,  labadii nin ee tuugta ahaa gudaha ayeey usoo galeen qolkii uu jiifay ,  Isaguna inta uu is hurdisiiyay  ayuu markii ay bartamihii guriga soo gareen oo ay ku...

Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda?

02/07/2011 14:19
 Waan u barannay in nalagu baraarujiyo inaan ku dadaallo ilaalinta caafimaadkeenna jirka, innagoo joojinayna sigaar cabbista, samaynaynana jimicsi badan, iyo innakoo yaraynayna dufanka ku jira cuntadeenna. Sidoo kale, baan wax uga qaban karnaa  cafimaadkeenna xaga nafsaaniga...
Items: 1 - 10 of 16
1 | 2 >>